Monthly Archives: February 2012
Shiikh Shariif :Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Haa Cabdi Qaasim : Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Maya
Iyadoo deegaano ka tirsan Soomaaliya ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa deegaanadaas wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in Ciidamadaas ay halkaa ka wadaan Dhibaatooyin kala duwan oo ay u geysanayaan dadka Rayidka ah ee halkaa ku dhaqan iyadoo weliba ay u sii dheer tahay Duqeymaha aan loo aabo yeelin ee [...]
Dhinacyada Siyaasadda Soomaalida oo Aragtiyo kala duwan ka bixinaya Shirkii London islamarkaan waxaa shirkaas lagu tilmaamey Mid Dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay la soo baxdo Shidaalka Soomaaliya
Wixii ka dambeeyay maalintii la soo gabagabeeyay shirka Magaalada London waxaa soo if baxay oo cirka isku shareeray cadeymaha dhabta ah ee ka tarjumaya danaha dhabta ah ee uu ingiriisku ka leeyahay dalkeena Soomaaliya.Inkastoo qodob kasoo baxay shirka lagu cadeeyay Maxmiyadda dhaqaalaha ayaa haddana wargeysyada dalka Ingiriisku billaabeen in ay si toos ah u faah [...]
Raa’isal Wasaaraha Somaliya oo soo dhaweyn wanaagsan ka hellay Soomaalida Norway “Daawo Sawirada”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway u qabteen xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad gaarayey kun qof oo ka kala yimid caasimadda Oslo iyo magaalooyinka u dhow-dhow. Jaaliyadda Norway ayaa ahaa [...]
Ra’iiisul Wasaaraha Soomaaliya oo la Kulmay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Norway iyo Mas’uuliyiin kale, soo na booqday Xarunta Biladaha Nabadda ee Norway (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo weli booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta waxaa kulamo la yeeshay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Mr Bondivik, Guddiga Ganacsatada Maraakiibta Norway, iyo Safiirka Mareykanka ee Norway. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxey soo kormeereen Xarunta Nabadda ee lagu bixiyo biladaha caalamiga ee loo [...]
Ra’iisul Wasaare C/weli: Xilliga Kala Guurka ah Waa Inuu Dhamaadaa 20-ka August 2012 (War-Saxaafadeed)
War saxaafadeedka Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo ah la taliyaha rasul wasaaraha- ahna afhayeenka xukuumadda KMG ah. (Oslo, 28 Febraayo, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku eg yahay August 2012 oo aysan jiri doonin muddo [...]
Agaasimihii Idaacadda Somaliweyn oo Goor Dhow Lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho (Moment Media Group) Rag hubeysan ayaa goordhow degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku toogtay agaasimihii Idaacadda Somaliweyn Abuukar Maxamed Kadaf.
Madaxweynihii hore Col. C/llaahi Yuusuf iyo qoyskiisa oo shandadahoodii ka xirxirtay magaalada Sanca ee dalka Yemen
Madaxweynihii hore ee dowlada KMG Somalia Col. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo qoyskiisii ayaa ka guuray guri uu siiyey madaxweynihii lagu qasbay inuu kursiga ka dego oo ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen kaasoo ay ku noolaayeen tan iyo markii uu xilka iska casilay sadex sano ka hor.
(Daawo) Madaxweyne Shariif oo sheegay in Khaatumo State ay buuxisay Shuruudihii Maamul-Goboleedyada lagu aqoonsan lahaa haatanna ay lamid tahay Maamul-Goboleedyada kale ee Puntland, Iyo Somali-land!!.
Madaxweyne Shariif oo la hadlayey Dad aad u farabadan oo ku sugan Hool Xaflad loogu sameeyay Madaxda DKMGka ah oo ku yaalla Magaalada Bristol ee Waddanka Ingiriiska ayaa markii ugu horreysay ka dhawaajiyey in Maamul-Goboleedka dhawaan looga dhawaaqay Taleex ee lagu magacaabay Khaatumo State uu buuxiyey Shuruudihii looga baahnaa Maamul-Goboleedyada ee ku xusnaa Axdiga KMGka [...]
Shirkadda Saracen oo Lagu Eedeeyay inay ku Xadgudubtay Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya
Garoon Saracen ka sameysatay duleedka Boosaaso Nairobi Siddeed iyo toban bilood ka dib markii shirkadda Saracen International ay ka hawl bilawday Puntland ayaa waxaa soo baxaysa walaac laga qabo in shirkaddu ay ku lug leedahay hawlo xadgudub ku ah xayiraada hubka ee la saaray Soomaaliya sanadkii 1992.
SELECTING A NEW GOVERNMENT AND A NEW PARLIAMENT FOR SOMALIA!
February 24, 2012 – ( Moment Media Group ) - Since the overthrow of late Mohamed Siad’s Government, many Somali governments have been established and almost all over them were unsuccessful to bring peace into the country because most of the selected leaders were incompetent, corrupt and did not possess political experience before there were nominated to [...]
Qabyaalad State Iyo Qorshaha (Road Map-ka)
Waxaan Salaamayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee dunida ku dhiban meel kasta oo ay Joogaan, waxaan qormadaydaan ku eegayaa dhibka ina haysta hadaan Soomaali nahay iyo halka uu asalka dhibku yahay qormadaydaan oo aan ugu magac daray .
Wasaarada Dastuurka oo sheegtay in maamullo cusub loo sameynayo gobollada la xoreeyay
Muqdisho Axad 26 February 2012 (SONNA) – Wasaarada Dastuurka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan qorshayaal maamullo cusub loogu sameeynaayo deegaanada iyo gobollada dhawaan laga xorreeyay Al-qaacidada Soomaaliya, si dadka halkaasi ku sugan ay u u dhadhamiyaan dowladnimada, nabada iyo kala danbeynta.
Baratakoolka Dowlada KMG Soomaaliya maxaa ka qaldan ? Xuunshoy Goormaad wax garataa?
Dareenka shacabka Soomaaliyeed ayaa hoos mar kaliya u dhacay kadib markii sawir laga soo qaaday xafiiska Raiisla wasaarha Ingariiska xili ay saxaafada kula hadlaayeen waxaana dadka ka yaabiyey baratakoolka dowlada oo aad moodid mid qaldan siday ukala mudan yihiin cida hor mareysa iyo cida leh.
Union of Somali Community ee UK oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxda Soomaaliyeed
Sabti, February 25, 2012(Moment Media Group): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK ayaa xaflad soo dhaweyn u sameeyay madaxda Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay dadweyne aad u faro badan oo ka kala yimid magaalooyinka kala duwan ee Britain. Wafdiga [...]
XIRIIRKA ka dhexeeya HESHIISKA KAMPALA , Mogadishu, Bosaso iyo LONDON: Soomaalida dalka waa lala hoggaamin doona
(Moment Media Group) - HESHIISKA ka soo baxay shirka wakiilada Dawladda Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Kampala bishan Juun 9dii 2011 ayaa waxaa ka muuqanaysa qaab la moodo in dadka Soomaalida maamulka talada dalka lala qabanyo. Xilka maamul wixii hadda ka dambeeya ay qayb weyn ka ahaan doonan wadamada Soomaaliya ay xubnaha ka wada yihiin qaar [...]
Dawladda Ingiriiska oo daaha ka rogtay Qorshaha ay ka leedahay dalka Soomaaliya
Ka shaqeynta Soomaaliya oo dib cagaheeda isugu taagto ,Shalay Britain waxay martigelisay shir weyne caalami ah oo looga hadlaya arrimaha Soomaaliya oo ay ka soo qeyb galeen madax dowladeedyo iyo ergo sarsare oo ka kala socday in ka badan 50 dowladood iyo hay’ado caalami ah oo ay ka mid ahaayeen, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midobey [...]
Go’aanka Baarlamaanka: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la qaban doono 30ka April 2012
Faafin: Feb 24, 2012 - Baarlamaanka Soomaaliya oo Khamiistii (23 Feb 2012) go’aan soo saaray ayaa shaaca ka qaaday xilliga la qaban doono doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Wareegto rasmi ah (oo tirsigeedu ahaa Ref. XGB/29/12) uuna soo saaray Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKMG ee Soomaaliya, Madoobe Nuunnow Maxamed, ayaa si qeexan u xustay in “Dood dheer ka bacdi [...]
Shirka London: Waa in Badda Soomaaliya loo sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone)
Waxaan ku baaqney in si buuxda loo hirgeliyo Xeer-dhaqanka Anashaxa ee Jabuuti (the Djibouti Code of Conduct) iyo in la sameeyo Soon/Degaan Dhaqaale oo Gaar ah (Exclusive Economic Zone). Waxaana sugeynaa waqtiga aan dib u eegi doonno horumarka la gaarey oo uu ka mid yahay kan laga gaarey Shirka Burcad-badeednimada ee lagu qaban doono Imaaraadka [...]
Warbixin Dheer oo laga soo Ururiyey Shirka Magaaladda London lagu soo Gabagabeeyey
Khudbadihii ay jeediyeen David Cameron, Ban Ki Moon, Shiikh Shariif, Dr Cabdiweli, Hillary Clinton, Miless Sanawi , Kibaki,Ismaaciil Cumar Geelle iyo Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Miless Zanawi oo ku faaney Qabshashadii Magaalada Baydhabo Turkiga oo sheegey in Shir lagu qabto Dibadaha ay ka wanaagsan tahay mid lagu qabto Gudaha Soomaaliya Helliry Clinton oo sheegey [...]
Hillary Clinton oo ka hadashay midnimada Somaliya
( Moment Media Group) - Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Hillaray Clinton oo qeyb ka aheyd madaxdii ka soo qeyb galashay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaalis maanta ee magaalada London ayaa ka hadashay arrinta midnimada Soomaaliya. Hillary oo ka jawaabeysay su`aal ku aadaneyd midnimada Somaaliya oo la weydiiyay ayay sheegtay in ay aqoonsatahay hal Soomaaliya, iyadoona tusaale usoo [...]
Wareeydii Siilaanyo ee Shirka London iyo Where is my three Minutes.
24 Febaury 2012 (Moment Media Group)-Inkastoo taageerayaasha Maamulka Somaliland ka dhigeen London dibadbaxyo balaaran oo ay ku muujinayeen rabitaankooda la xiriira in loo aqoonsado dal ka madaxbanaan Somalia hadana Madaxweynahooda Ahmed Siilaanyo ayaa wejigabax iyo farxad daro kala kulmay Shirkii shalay 23 February 2012 lagu qabtay Lancester House London.






.jpg)


























































