Qaban qaabada xaflad weyn oo loogu dabaal degayo go’aamada shirka khaatumo2 oo kasocota

Ururka dhaliNnyarada SSC youth Ee SUDO Iyo jaaliyada Ssc ee wadanka UK ayaa wada qorshe lagu qobonayo xaflad weyn oo lagu taageerayo Laguna soo dhawaynyo go’aamadii kasoo baxay shirka kasocda Degmada Taariikhika ah ee Taleex Iyo muumulka cusub ee loo sameeyay shacabka deegaanada Ssc.

Xafladan oo lagu casumi doono madaxda dowlada uk , madaxda jaaliyadaha soomaaliyeed Iyo hay’adaha deeqaha bixiya waxaana loo sheegi doonaa in dadka kasoo jeeda deegaanada SSC ay samaysteen maamul ka Masuul ah arimahooda

Dhanka kale waxaa kasoo qayb geli doona fanaaniinta ugu caansan Somalida aad kana loo Jecel yahay oo soo bandhigi doona heeso cusub oo ka hadlaya taariikhda shacabka Iyo deegaanada Ssc , waxaa iyana riwaayad murti ku dheehantahay Iyo cayaaraha hidaha Iyo dhaqanka soo bandhigi doono ururka dhalinyarada SSC ee SUDO.

Posted on January 13, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: