Beesha Gabooye waxa ay diyaar u tahay Dhib iyo Dheefba wixii ka soo baxa shirka Khaatumo2

Shirweynaha Khaatumo2 waxaa ka mid ah Ergooyinka sida madax banaan uga qayb galaya beesha Gabooye ee degta deegaanadda SSC kuwaas oo sida Ergooyinka beelaha kale uga doodaya Aayaha bulshadda degta deegaanadda SSC waxana ay beesha Gabooye si weyn u taageersan tahay in maamul gaar ah loo sameeyo gobaladda SSC

Dr Daakir oo khudbad qiimo badan ka jeediyey Madasha shirka Khaatumo2 ayaa si weyn u taageeray maamulka waxana uu yidhi ‘ Beesha Gabooye waxa ay doonaysaa Dhib iyo Dheefba in ay qaybteeda qaadato waxa ka soo baxa shirka Khaatumo2″

Posted on January 14, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: