DAAWO: Shacbigga Beesha Siilaanyo iyo Guud ahaan Shacbigga Beesha (Isaaq) oo Loo Diyaaranayo Dagaal Qabiil in ay Ugu Hortagaan Beesha Dhulbahante

Halkaas ka Daawo Muuqaalka Dadka Reer Burco oo Dagaal Qabiil oo dulmi ah loo diyaarinayo:

Waxaa Halkan Idiinku Soo Gubinayaa Video la Soo qorsheeyey oo ay Maamulka Jabhadda Qabiiligga Ee SNM iyo TV ay Adeegsanadaan Ee HCTV ay Ka Soo Duubeen Magaaladda Burco,Ulajeedda Ololahan Ayaa Wuxuu yahay Mid Ay Maamulka SNM-TA Ku kicinayaan rayidka, Maadaama Ayan Haysan Ciidan Ay Wax Qabta ama la Dagaalami kara Beesha Dhulbahante, Siddaas la adiligeeda ay Dagaalka Soo Galiyaan Shacabka Beesha Isaaqa, Si ay U Helaan Taageero Maal iyo Muruqa Rayiddka, Iyaddoo tani ay Tahay Cadayn Labaad Ee Kashifaadda Maamulka Qabiiligga ah,in uu ka Wado Dagaal Sokeeye Beelaha Waqooyigga Soomaaliga..
Aargoosi:
Waxaa Maxay Ulajeedada Weerarkan Maanta? Waxaa ognahay in Haddii Dagaal Waqooyigga Soomaaliya ka Dhaco Cidda Wax ku Waayayso ay Tahay Dadka Rabay in ay Soomaaliya ka go;aan, Haddii Arintu Siddaas Tahay, Maxay ka Faa’iidi Karaan, ulajeedada Weerarka Maanta ma Ah Mid Faa’iido doon ah Ee Waa Aarsi iyo Colaadda oo la Sii galiyo Shacabka.
Sudan: iYO Talooyin Qaldan:
Waxaa la Sheegey in Siilaanyo lagu taliyay Haddii Aad doonaysid in Caalamku uu ku AqoonSaddo Dagaalka ha Joojin Sidda Suudaan, Siilaanyo oo ah Nin aan ka Xishoon Dagaal Sokeeye iyo Soomaaliya, ayaa Waxaa la soo siiyay Talooyin Badan oo ku qaldan Soomaaliya, Waa midda Koobaade,Soomaaliya ma aha Suudan,Siddaas la adligeed,Siilaanyo Dadka Uu la Dagaalamayo ma aha Dad ay Yihiin kala diine iyo Sin
jiye,Waa Dad aan Sinaba lagu Kala Soocin Karin.
Dagaalka Ay SNM Iyo Siilaanyo ay Maanta la gasho Beesha Dhulbahante Wuxuu noqon Doonaa Midda Goboladda Waqooyigga Xuduud Loogu kala Dhigo doono, Ee ma Noqon Doono, Mid Soomaaliya lagu Kala gooyn Doono, Waa Nin Ciidamadda Afrikan ah oo ilaaliya Nabadda ( Peace Keepers a) la Keeni doono Burco,Lasanod iyo Boorame)
Haddii Beesha Isaaq ay Dagaal ku Qaadan Beesha DHulbahante iyo Gadabiirsi Waa in labaddaas reerba ay la dagaalmaan SNM Halkaasna Waxaa Burburi doonta Riyadda Siilaanyo.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Dadka Reer Burco oo Dagaal Qabiil oo dulmi ah loo diyaarinayo:

Posted on January 14, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: