Mudaaharaad balaaran oo jaaliyadda Somaliland Yurub ka dhigtay London

Dibadbax balaaran oo ay ka soo qeyb-galeen jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan Yurub iyo Mareykanka iyo madaxda Somaliland oo uu ugu horeeyo m/weyne Siilaanyo ayaa maanta ka dhacay banaanka hore ee Downing street ee magaalada London.

Dibadbaxan oo ahaa mid ay jaaliyaddu ku muujinayeen gooni isu taagga Somaliland ayaa waxa ay ku dalbanayeen in la aqoonsado Somaliland oo qeyb ka ah dalka Soomaaliya. Qaban-qaabiyaasha mudaaharaadkan ayaa waraaqo u gudbiyay xafiiska r/wasaaraha Ingriiska oo ay ku hor mudaaharaadayeen.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli maalinka berito ah lagu wado in magaalada London uu ka furmo shirweyne ay ka soo qeyb galayaan in ka badan 50-dowladood kaas oo looga arrinsanayo arrimaha Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya hogaamiyaasha maamulada Soomaaliya oo ay ku jirto .Somaliland.

  

Posted on February 22, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: