War Degdeg ah:- Dowlada Somalia oo aqoonsatay Khaatumo State of Somalia

Dowlada Somalia oo sibuuxda u aqoonsatay Khaatumo State of Somalia in ay tahay Maamul goboleed katirsan dowlada Federalka Somalia , maamul goboleedkaas oo kamid noqonaya Maamul goboleedyada kajira dalka Somalia Sida, Somaliland, Puntland iyo Galmudug.

Xubnihi kasocday Maamulka Khaatumo State ee kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa noo xaqiijiyey in ay warqadii aqoonsiga Gacanta kuhaystaan , madaxweynaha somalia Mudane Shiikh SHariif Shiikh Axmed ayaa horay u aqoonsatay Maamulka Khaatumo State maantana waxa uu u saxiixay warqada Digreetada ah.

Wixii war ah ee kasoo gordha kala soco Boocame Online News Warbaahinta Qarniga Cusub.

Source:  http://www.boocameonline.com/?p=26202

Posted on March 5, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: