DAAWO Fadeexadii ka qabsatey Wafidigii Soomaaliya magaalada Oslo..

Wafidan ayaa si  heersare loosoo dhaweeyay laakin waxaa dhacay qaladaad  aad u fara badan,  waxaana ay ka bilaabatey maalintii  ugu horeesay ee wafdiga uu hogaaminayey  Ra’iisul Wasaaraha    Soomaaliya Cabdiweli Gaas uu kasoo degtay  magaalada Oslo ee dalka Norway.

Saxafiyiin iyo dad doonayey in ay soo dhaweeyaan ayaa waxaa  loo diidey in ay la kulmaan  RW, halka Saxaafada qaar   ku dhow dhow Ra’iisul wasaaraha loosii daayey isla waqtigaas  qaar kaloo badan lagu celiyey banaanka Hoteelka.

Waxaa si is dabajoog ah Ra’iisul wasaaraha  shirar la yeelanayey  Wasaarada Arimaha Dibadda Norway, Madax  horey   wadanka  u maamuli jirtey, iyo Ganacsato Norweeji ah, Sadexdii cisho  oo uu  ku sugnaay magaalda Oslo ayaa waxaa  ku adkaatey dadka Soomaaliyeed  in ay la kulmaan.

Xaflad  loo dhigey  Wafdi   ka socdey Soomaaliya oo hogaaminayey Ra’iisal wasaaraha Dalka Soomaaliya  Mudane C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana ku wehliyey Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen,Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)iyo la taliyaha Ra’isulwasaaraha ahna Afhayeenka Xukuumadda Mudane Eng C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisoow).

Ugu dambeyntii maalintii ugu dambeysay   safarkiisa ayuu RW Gaas  la kulmay Soomalida ku dhaqan Oslo iyo agagaarkeeda,  halkaas uu  qudbo dheer uga jeediyey, waxaase ceeb noqotey in R/Wasaaraha laga ilaaliyey in wax  su’aal la weydiiyo ,  hadii ay ahaan lahaayeen Odoyaasha dhaqanka, aqoon yahanada iyo saxaafadaba.

Waxaa  dhacdey  in R.wasaaraha  lagu ciyaar ciyaarey oo  dhowr jeer looga yeeray makarafoonka hadana marka uu soo gaarey  la dhahay iska fadhiiso,   Mar waxaa loogu yeeray in ubax la siiyo kadibna waa laga noqdey oo waxaa lagu yiri” iska fadhiiso anaga ayaa markale kuu yeereeno”.

Markale ayaa R.wasaare ku xigeenka kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaare  Gaas makarafoonka,  markii uu RW.Gaas soo istaagey ayaa waxaa   qabsadey makrafoonka xiriiriyahii oo dhahay “haddana  waxaan ku hor mareenaa Hees  oo  noo qaado heesaa—–, kadibna Ra’iisul wasaaraha ayaa asagoo yax yax ka muuqdo wajigiisa iska fadhiistey, RW kuxigeenka C/wahaab ayaa  si  cajiib  ah uga degtay  maxfalkii, asagoo  gacmaha kor  haatinaya.

Ilaa hadda lama garanayo sababta rasmiga ah ee  isku xig xigsadeen dhacdooyinkaas  , qalad mar wuu dhici karaa laakiin dhowr jeer muddo daqiiqado gudahood ah waa  wax cusub, dadka ayaa aad uga xumaadey arintaas.

Arinta Xadeynta Badda Soomaaliya

Mid ka mid ah wariyaasha Nuxur oo weydiiyey  Ra’iisul wasaaraha  arinta Xadeynta Badda Soomaaliya  iyo ku lug lahaanshaha Norway ayuu waxuu ku jawaabay RW-ha “Hadda kama hadleeno arintas” taasoo aan la garaneyn waxa qarsoon  oo bulshada Soomaaliyeed   laga qarinayo, ayagoo ay xaq uu leeyihiin shacabka Soomaaliyeed in loo kala cadeeyo mugdiga  iyo miiska hoostiisa waxa ku jira .

Ma tajumi karo Roadmap!

Mudane C/weli Maxamed Cali  Gaas  ayaa khudbad dheer u jeediyey  dadkii kasoo qeybgalay kulankan  waxuuna sidoo kale sheegay  waqtiga KMG ee Dowladda oo ku eg bisha August 20keeda sanadkan aynu jirno ee 2012 waxaana uu tilmaamay inay lagama maarmaan tahay in laga gudbo KMG nimada wadadii looga gudbi lahaana ay hada Dowladdu heysto taasi oo ah hirgelinta Road-Mapka, Waxaase cajiib ah in RW  uu fasiri waayey erayga  Roadmap uusana  garaneyn wax uu ku macneeyo, Waxaase is weydiin mudan   waxa aadan aqoon u lahayn sidee u dhaqan gelineysaa, magac aadan tarjumi karin sidee u istimcaaleysaa?

Dadka kasoo qeyb galay xafladda ayaa ka muuqatey shucuur  weyn oo  u qabaan dawladnimada iyo  wadankoodii Hooyo ,Waxaase wax lagu farxo ah  oo   shirka laga sheegay in dhuxushii laga dhoofin jirey Soomaaliya, dhowaan la joojin doono,   oo wadamadii gadan jirey  in  culees lagu saarey in ay joojiyaan  xaalufinta dhirta iyo geedaha  dadooda kor u dhaafeyso boqolaal sano oo   lagubayey  20 kii sanno ee ugu dambeeyey.

Sidoo Kale xafladda. Waxaa ka hadlay xafladda Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Ahna Wasiirka Ganacsida iyo Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya iyo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Norway.

Fiidiyowga  shactiro badan wey ku jirtaa ee  ka daawo halkan Nuxur.com

Posted on March 7, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. 1 Comment.

  1. Watch out for the pitfalls in the way of Somalia’s political transition process

    As the term of Somalia’s Transitional Federal Government comes to an end this August, there is hope that the new political dispensation will bring positive outcomes.

    However, a looming political competition between President Sharif Sheikh Ahmed and Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali for the presidency does not augur well for a smooth transition.

    According to several Somali political analysts, the contest might make the internal Somali political process bumpier than envisaged in The Roadmap and reiterated at the London Conference on Somalia at Lancaster House on February 23.

    Mr Ahmed has publicly declared his intention to run for the presidency of Somalia. Similarly, Mr Ali has put together a team that includes Cabinet ministers to manage his campaign.

    With this competition, each of the contenders will no doubt strive to ensure that potential Members of Parliament are loyal to his side. There are even concerns that they may try to influence the Interim Independent Electoral Commission.

    Such a contest runs the risk of undermining political stability in Mogadishu and may serve as a catalyst for Al-Shabaab to regroup.

    Reuters has been quoted as saying that “their (Al-Shabaab’s) fate depends on internal political struggles that have little to do with the West’s fight against militancy or even with the multinational drive against pirate communities believed to have tactical tie-ups with some in the insurgency.”

    For the post-transitional period to be effective, the Somali people must own the process. Dissenting voices must be heard. One of the reasons it is important to create a public culture of dissent is that this allows issues to be debated.

    Young people, in particular, must be allowed to air their views and should not be held hostage by traditional elders, who have so far proved to be ineffective in bringing about stability in Somalia.

    Greater involvement of the youth in the political process could also diminish the influence of Al-Shabaab, which has branded itself as an Islamic movement led by the youth.

    In that context, the Kampala Accord and subsequent conferences that resulted in the current Roadmap were never Somali-owned processes. From a Somali perspective, these developments are viewed as an imposition by the international community.

    Further, it is not possible to meet the benchmarks laid out in The Roadmap before the transitional period ends. The Roadmap signed in Mogadishu on September 6, 2011, clearly sets a timeline for appointment of members to the Interim Independent Electoral Commission by September 19, 2011, in order to prepare for upcoming elections.

    This is March 2012, and the selection of members of the IIEC has not yet started.

    The Roadmap called for reform of the Transitional Federal Parliament to begin by September 19, 2011 and be completed by 19 November 2011.

    It also requires a report on TFG revenues and expenditure by January 20, 2012 and a national fiscal budget by December 31, 2011. None of these has been achieved.

    Dr Ken Menkhaus of Davidson College, a specialist on the Horn of Africa and an adviser to the US State Department, said in an interview:

    “This much accelerated end of the transition process is going to face a lot of very critical decisions about representation and ultimately about who rules. That will create unhappiness and some of the Somalis who are unhappy will defect (from the process).”

    The Garowe II Principles state that the signatories of The Roadmap, assisted by civil society groups and traditional leaders, will select the IIEC members. The problem is that there is no interpretation of who will qualify as a member of Somali civil society.

    Another problem associated with the selection process is that two or more of the signatories to The Roadmap are vying to become Somalia’s next president. They are likely to try to influence the outcome of the selection process.

    One may argue that the selection will be based on a quota system. However, the fact is that in Somalia politics, it is individual, not clan, interests that prevail. Therefore, this system cannot be relied upon to represent the interests of the Somali people.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: