Gaas oo Maamulka Khaatumo State kala laabtay Aqoonsiga! – Daawo

Mogadishu  (Moment Media Group) – Qilaafka ka jira Villa Soomaaliya ayaa ayaantaan soo kordhaayay, War Saxaafadeed Caawa ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul-wasaaraha ayaa lagu diiday Aqoonsiga Maamulka Cusub ee Khaatumo State.

Ra’iisul-wasaaraha TFG-da C/weli Maxamed Cali ”Gaas” ayaa diiday Aqoonsiga Maamulka Khaatumo State Of Somalia, sida uu ku sheegay War-Saxaafadeed goor dhaweyd ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul-wasaaraha.

Madaxweynaha TFG-da Sheikh Shariif ayaa dhawaan ka dhawaajiyay in Dowlada ay Aqoonsatay Maamulka Khaatumo State oo lagu yagleelay Shir ka dhacay Degmadda Taleex.
Aqriso War-Saxaafadeedka:-

Maxamuud Garaad aa arintaas ka hadlay   “Khaatuumo Aqoonsi ugama baahna Cabdiwaalii Gaas iyo Faroole, Khaatumo waxaa dhistay Dadkeeda, waxaana Aqoonsaday Dadkeeda iyo Beelaha Soomaaliyeed oo dareensan Baahida loo qabo Nabad kuwada noolaadka”

Wixii kusoo Kordha Warkaan kala soco  antitribalism

Aqriso War-Saxaafadeedka:

Posted on March 9, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: