Sh. Shariif : Farmaajo anigaa Keeney. “ Sheeko siyaaadeed “

 17.03.2012 – Farmaajo : Hello ma I maqashaa sh. Shariif, Rnng, Rnng. Salaama aleeykum

Sh. Shariif : Waa A/S Walaaloow miyaanaan balan lahayn inaadan ila tartami doonin Maxaa ka jira waxa la sheegaayo inaad madaxweeyne rabto adiguna sida wiilkaan aad ugu ajartay ee afkiisa laga la’yahay waaxaan puntland aheeyn. Xafiiskiisiina noqday guri garoowe ku yaala.

Farmaajo: jaale madaxweeyne waxaa aad ula yaabay hadalka beryahan suuqa la wado iyo inaad tiri makaan raisal wasaare noqonayeyy lacag ma wadan, ciidan wadan laakiin miyaanan wadan wadanimo, daacadnimo iyo kartid hufan. Miyaaneey dowladii aan u imid ahayn mid meel ay u dhqaaqday weeysay, musuq hareeyey, mushaar la’aan ku dhacday. Xafiis furan aanuu jirin . , adigaa I keenay waana kaag mahadceliyey , laakiin maxaa ka danbeeyey. Oo aad keentay gadasheey Mahiga , sakiin , amxaaro, keenyaati !, allow maxaa shaydaan kaa hortaagnaa !

Sh . shariif : waa runtaa laakiin maa anigaa shariif sakiin dhalay. Isaguu ahaa wixii laga joogi waayey , hadana waa kaas oo labadeenuba waa ka shalaaynay. Mahiiga sidoo kale , shacabkii ayaa nacay oo manta leeyahay yaaneey diabd bax sameeynin. Hada iyo dan talo xumo ayaa ugu dhacday ee ee maxaan sameeynaa .

Farmaajo : Jaale madaxwayne , waxa ku qatalay sakiin maahan , wax ku qatalay waa dad aan tantaada wadin iyo cadow aad goroda u laalladiso si aad xukunka u joogto. Aniga meel kasta waxaa la igu lahaa shariif hadaad ka taqalusto waa ku rabnaa, gaalo iyo islaan laakiin waa diiday inaan dhabarka waranka kaaga tuuro ( stabbing from back ) . laakiin adigu waxaad gadatay qarankii soomaliyeed, shacabkii soomaliyeed iyo aniga oo saaxiibkaa ahaa.

Sh . shariif : walaaloow hada iyo dan anigu wadaad ma haayo, gaalo ma haayo saaxiib ma haayo, tol ma haayo, soomalina ma haayo ee maxaa talo ah.

Farmaajo : Jaale madaxweeyne , saxiibdaa maxaakiimtii waad qiyaantay, kooxdaadii asmara waa qiyaantay, oo waa adiga meel cid ah uga dhaqaaqay, dowladii tayo ee soo celisay haykalkii dowladnimo waa qiyaantay, aniga iyo rag kale oo badan waxaa la yaabnay sida ay suurta gal u tahay inuu sidaas yeelo nin wadaad ah.

Sh. Shariif : sakiin iyo mahiga ayaa dad iiga haray, ee ma kula tahay in sinaawi waxa uu sheegayo run tahay oo uu doonaayo inuu aniga meesha igu soo celiyo. Maadaama aan si wanagsan ula shaaqeeyey. Ma ogtahay hada waxaa ay leeyihiin cali geedi aniga ayeey iga jecel yihiin. Walee waan qaldamay .

Farmaajo : jaale madaxweyne , miyaanad ilaahay aqoon, maxaa uu kaa dhigi karaa Zinaawi , xagee buu uga tagay Cabdilaahi yusuf, cali geedi iyo kuwii ka horeeyey. War nin yahaow ilaahay ka baq ummada danbi ayaa ka gashay ee cafis waydiiso iskana naso. Koleey diabda laaji ku noqon meeysid , oo waxaa ku siiin doonaa ciidan ku ilaaliya oo soomaliyeed inta aad nooshahay oo nabadgekyadaada suga.

Sh. Shariif : Midkaan la leeyahay faroole afxumo badnaa , xagee ku koray. Miyuusan wax awanagsan waligiis arag. Walaahi waa kuu xiisay ee nin yahow adigoo ila dagaalin tartiib imoow hadaan wax waayo majiro nin kale oo aan isleeyahay wadanka dhibka ayuu ka saarayaa , dadkaan xamar jooga ma aqaan waxaad ku aqrisay.

Farmaajo: Faroolle ma noolaan karo isagoo qabyalad ka hadlin iyo inuu dadka isku diro, waayo hadii aanu ummada qabyaalad ku kale qaybin isaga iyo wiilashiisa ayaa loo imanayaa oo reer puntland oran doonaan , war nin yahoow na dhaaf tagsigaagii iskaga noqo, soomaali ayaan wax la qaybsaneeynaa, waa dad wadiniyiin ah, laakiin dad xun ay faraha ku dhigeen. Anigu faroole lama yaabin waligeey laakiin waxaan la yaabay sida uu puntland u qalday. Wax laga tagay iyo caadifad qabyaaladeed meel kasta ula taagan yahay.

Sh. Shariif : waa raadiyaa dadkaagii , markaan arkana waa farxaa, taladooda waa jeclahay, laakiin Tayo maxaad ula jeedaa inagu ma ku jirnaa, iyaga iyo daljir maxaa ka dhexeeya, hiilqaran, walaloow aan isu nimaado. Sooamlidu waxaa ay tuiraahdaa cimri tagey ceeb laguma sagootiyo. Kuwaa ila taliya waxaa ay leeyiihin Zero chance inaan soo noqdo, waxaa ay ula jeedaaana waa garan waayey. Kadiba waaa kuwaa iska ruqseestay. Waligeey kuwaas oo kale ma arkin. Xagee lagu arkay nin aan xamar 500 dollar u qoray ee iska tagaaya.

Farmaajo: Tayo Party qof kasta oo soomali ah waa u furan tahay, kooxi ma leh, qabiil ma leh, shisheeye ma leh, ujeedadeedu waa cadaalad, sinaan, iyo hore –u-mar, kusoo biir codkaaga la imoow. Hala tartamo kii guuleeystana ha loogu faataxeeyo, diin , qabiilka iyo dowlanimadana yaan lagu hoos gaban.

Sh. Shariif : faarmaajo waxaan mudaayey , walaahi ku dhaartay, adigoo col ii ah ayaa ka fahmi ogahay kuwo saaxiib aan kula ahayn leh oo faroole iyo wiilkan hada jooga ay ka mid yihiin. Waa inoo markale.

Farmaajo: shariif boorsadaad xirxiro. Waxaa kugu sharfayaa , safaarada turkiga ee aad cid walba u diiday, kuna sheekeeysay waa shaqadaad tan ku xigta ( your dream job) .

14.03.2012 – Dhageyso Riix : Madaxweyne Shariif oo farmaajo ku tufay “Ninka ragaa maaha inuu luuqyada ka xantamo, shilin ma wadan”  

The New Somalia Roadmap

XIRIIRKA ka dhexeeya Heshiiska Kampala . Soomaalida Dalka Waa lala Hoggaaminaa.Halkaan ka Akhri……

Posted on March 18, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: