Odayaasha iyo Indheergaradka Bulshoweynta Reer Banaadir ee ku sugan dalka Yemen oo hambalyo u diraya dib u soo nooleynta Xisbiga Taariikhda leh ee reer Banaadir SNU.

2-April-2012 (MMG) – Xisbiga Taariikhda leh ee SNU,
Odayaasha iyo Indheergaradka Bulshoweynta Reer Banaadir ee ku sugan dalka Yemen , waxay marka hore taageeraayaan dib u soo nooleynta Xisbiga Taariikhda leh ee reer Banaadir SNU. Waxay taageero iyo Hambalyaba u dirayaan Guddoomiyaha cusub ee Xisbiga SNU Mudane Shariif Mohamed Sayid, kaasoo aan u rajeyneyno in Ilaahey u fududeeyo xilka weyn oo u xambarsaday Hoggaaminta Umadda reer Banadir meel kastaba ha joogaane
Waxaa kaloo iyagana Hambalyo iyo taageero aan u direynaa Guddoomiye ku xigeennada SNU oo kala ah:

  • 1.- Mudane Dottoressa Fahma Axmed Nuur
  • 2.- Mudane Caamir Ahmed Mohamed (Jaketti)
  • 3.- Mudane Mohamed Sheekh Cabdi

Sidoo kale waxaan u hambalyeeneynaa Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka iyo xubnahiisa Mudane Cumar Awees Nuur (Cumar Dacas) oo ku dadaalay dib u soo nooleynta xarakada Xisbiga SNU oo taariikhda ku leh Hogganka Siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Ugu dambeyntii waxaan hoggamiyaasha ka codsaneynaa inay hoggaamintooda ahaato mid ku dhisan caddaaladda, ballankii ay qaadeena ay oofiyaan si Umadda Reer Banaadir ay uga duwanaato dadka kale oo caddaalad darrada xalaal ka dhigteen.
Waad mahadsan tihiin.

-Hoggaanka Odayaasha iyo Indheergaradka reer Banadir ee Xisbiga SNU ee dalka Yemen:-

  • 1.-Madani Saciid Banafunsi Guddoomiye
  • 2.-Dr. Abdulkadir Macow Cumar Guddomiye ku Xigeen
  • 3.-Ahmed Mohamed Haji “Derbi” Xubin
  • 4.-Awees Xasan Isgoowe Xubin
  • 5.-Abanuur Ahmed Abii Xubin
  • 6.-Dr.Sufi Nur Xubin
  • 7.Mohamed Caddow Nuur Xubin
  • 8.-Binti Ahmed Dheerow Xubin
  • 9.-Shicadde Macalin Awees Xubin
  • 10.-Shariif Abdulkadir Xubin
  • 11.-Amiin Xaaji Xubin

antitribalism – Moment Media Group

Posted on April 2, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: