Siyaaradii Sayid Axmed Al Rifaaci Kabiir oo lagu qabtay magaalada Mogadishu gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir

3-April-2012 – Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday gobolka banaadir gaar ahaan degmada xamarweyne iyadoo ay ku bilaabatay banaanbaxyo lagu muujinaayo sheekheena Sayid Axmed Al Rifaacil Kabiir iyadoo ay ka soo qaybgaleen boqolaal muslimiin oo ka kala yimid xaafadaha ku dhow dhow magaalada Muqdisho.

Ka dib markii ay ku dukadeen salaada casirka dib ayaa waxay la bilaabay quraan aqriska oo socotay muddo sadex maalmood ka dib waxaa halkaas lagu soo bandhigay qasaaidkii Sayid Axmed la Rifaaci Kabiir waxaana meesha ka dib laga aqriyey karaamaadkii sheekha waxaa goobta ka aqriyey guddoomiyaha dariiqada rifaaciya Sheekh Cabduraxmaan Xaaji Axmed (Balfaghi) kadib waxaa meesha laga sii waday qasaaidyadi sheekha sayid axmed rifaaci jameeda dariiqada rifaaciya oo hormuud u yahay guddoomiyaha sheekh cabduraxmaan gudoomiye ku xigeenka Sh Cali Cumar Abati Binfaghi Naaibka dariiqada Sheekh Saalim Cumar Weli Sh Caydaruus Cumar Xaaji Weli waxaa siyaarada ka soo qayb galay saaxibul sajada dariiqada Sh Aweys Sh Axmed Sh Aweys Sh Muxyadiin.

Ugu dambayntii munaasabada mowliidka waxay ku soo dhamaatay sidii loogu talagalay

Wabilaahi towfiiq









W.d dr.ali omar abati binfaghi
guddoomiye ku xigeenka dariqada rucaafiya

Posted on April 3, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: