Tacsi (Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun)

April 04 2012 – Bahwaynta sportiga ee ku kala dhaqan gudaha iyo dibadda dalka Soomaaliya ayaa ayagoo aad uga tiiraanyeysan waxa ay tacsiyo u kala dirayaan Qoyskii, eheladii iyo ummadda Soomaaliyeed guud ahaanteedaba geeridii naxdinta lahayd ee ku timid halgamaagii Isboortiga Soomaaliyeed, Guddoomiyihii guddiga Olimbikada qaranka Soomaaliyeed Mudane Aadan Xaaji Yabarow “Wiish” iyo guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Mudane Saciid Mugaanbe.

Posted on April 4, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: