MADAXWEYNE SHARIIF IYO NUUR CADE OO KHILAAFKOODU CIRKA ISKU SHAREERAY.

April 7, 2012 (MMG) – Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed iyo wakiilka Dawladda Soomaaliya ee Dalka talyaaniga iyo Midawga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa khilaafkoodu waxuu marayaa heer aad u xun.
Khilaafka ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo Madaxweyne Shariif oo horey u codsaday inuu booqasho ku tago Dalka Talyaaniga, ayaa markaask a dib waxaa isna codsaday Raisul wasaaraha Dawlada Soomaaliya Cabdiweli Gaas, Dawladda Talyaaniga ayaan ka soo jawaabin codsigii Madaxweyne Shariif, balse waxay aqbashay codsigii ka yimid Raisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Gaas.

 Madaxweyne Shariif ayaa la sheegay in uu arintaas aad uga carooday, uuna aaminay in Amp. Nuur Cade uu ka danbeeyay diidmada talyaanigu uu diidey codsiga Madaxweyne Shariif, Nuur cade oo ka jawaabay taleefan ka yimid madaxweynaha ayaa u sheegay in aqbalaada iyo diidmada aysan isaga gacanta ugu jirin, balse ay dawladda Talyaanigu go,aanka leedahay.
Shariif Sheekh Ahmed oo beryahaan la soo baxay qabyaalad aad u fool xun ayaa la sheegay inuu ku caayay Taleefanka Amp. Nuur cade, isaga oo ku yiri, anaga ayaa qaladka iska leh oo CILI CUMAR masuuliyad u dhiibanay.

Moment Media Group, Mogadishu

Posted on April 6, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: