Beelaha Daroodka Oo Oday Dhaqameedkoodii Loo Xulay

15 April, 2012 (MMG) – Kadib markii uu soo xushay Madaxweynaha Dowlada taagta daran 30 Odayaal Dhaqmeed ee uga wakiilka noqon lahaa Beelaha uu ka soo jeedo ayaa la sheegay in kulan ballaaran oo Maalmihii ugu danbeeyay ay ku yeelanayeen magaalada Muqdisho Salaadiinta Beesha Daarood ayaa waxa ay isku raaceen in ay ku dhawaaqaan 30 Isin oo ugu qeyb gali doona Shirwweynaha Umadda Soomaaliyeed uga furmaya Wejigiisa 2-aad magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxaana ay kala yihiin Magacayadooda.

  • 1- Wakiil Axmed Boqor Cabdullahi Boqor maxamuud (Majeerteen Cusman Max’muud)
  • 2-Islam Bashiir Islam cabdulle (M.cumar maxamuud)
  • 3-Islam Ciise Islam Maxamed (M.Ciis maxamud)
  • 4-Suldaan Cali Saciid Awl (M. Cali saleebaan
  • 5-Islam maxamud islam maxamed (M. C/raxiin)
  • 6-Sul;daan C/qani suldaan cali Baalle (M.Baciidyahan)
  • 7-ugaas xasan Ugaas Yaasiin (Dishiishe)
  • 8-Garaad Cabdullaahi Cali Ciid (Warsangeli)
  • 9-Garaad Cali Axmed (Cali Aaar) (Warsangeli)
  • 10-Ugaas Axmed Ugaas Maxamed (Leel Kase)
  • 11-Garaad Maxamed Yuusuf Xasan (Leel Kase)
  • 12-Ugaas Butinle (Awrtable)
  • 13-Ugaas C/raxmaan Cusmaan Sagal (Geli)
  • 14-Suldaan Cabdi Suldaan Cali (Absame M. Subayr)
  • 15-Ugaas C/laahi Cabdi aar (Absame M. Subayr)
  • 16-Ugaas Xasan Ugaas Maxamuud (Absame Cawlyahan)
  • 17-Ugaas Haaruun Ugaas Dacar (Absame Cawlyahan)
  • 18-Suldaan Faarax Suldaan Maxamed (Absame Muqaabil)
  • 19-Ugaas Aadan Ugaas Ibraahim (Absame Bartire)
  • 20-Wakiil Ugaas Axmed Bare (Mariixaan)
  • 21-suldaan C/casiis Cumar Daat (M. Wagar dhac)
  • 22-Suldaan Cabdi Sheekh (M. Reer xasan)
  • Suldaan Axmed Muuse Amiin M. talaxe)
  • 24-Nabaddoon Qaasim Dhaqane Amiin (M. horarsame)
  • 25-Nabaddoon C/saalax Axmed Tunyare (M. reerdalaal)
  • 26-Nabaddoon Sheekh Xasan Iftiin (M.Urmidig)
  • 27-Garaad Saleebaan Gaarad Maxamed (Dhulbahante)
  • 28-Garaad Jaamac Gaarad Cali (Dhulbahante)
  • 29-Gaarad Jaamac Gaarad Ismaaciil (Dhulbahante)
  • 30-Ugaas C/laahi Ugaas Nuur (Dhulbahante

Posted on April 17, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: