Shariif”Dastuurka Somaliya shaqo kuma lahan kan Puntland

Wednesday, April 18th, 2012 (MMG) – Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya aya sheegay in dastuurka Somaliya aan lawaafaji doonin midka maamulka Puntland waxaana oo sheegay in dastuurkan aan yelan doonin qabiil iyo maamul gooni ah.

Madaxweynaha aya sii raaciye in dastuurka aan sameyn doonin shaqsi iyo maamul balse shacabka soomalaiyeed ay leeyihiin awoodiisa waxaana oo sheegay in oo noqon doono mid dalka ah.

Maadxweynaha Soomaaliya aya sheegay dhinaca kale in doorashada madaxweynaha somaaliya oo kadhici doono xarunta booliska ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho oo uu sheegay in uu ka soconayo dayactir heer gabogabo maraya oo ay ka gacan ka gaysanayso dowladda Turkiga.

Mar uu soo hadal qaaday arinta wariyaasha ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Tiyaatarka Muqdisho ee ku jira Isbitaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dhaawacyada dadkaasi ay u xilsaareen Gudi kaasi oo uu sheegay in ay ka war sugayaan oo waxii daran ay u qaadayaan dalka dibadiisa.

Moment Media Group

Posted on April 18, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: