Puntland oo Wacad Ku Martay In Ay Lawareegto Guud ahaan Gaalkacyo

Apr 24, 2012 -Puntland Iyo Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo oo Labo Qaybood ah Kakatalsha Hadana Maamulka Puntland ayaa Wacad Ku Maray in Xoog Iyo Xeelba  Guud ahaan Koofur Iyo Waqooyi, gacanta u  Galinayaan

Jaaliyaddaha Iyo Siyaasiyiinta Puntland ayaa Idaacadaha waqooyiga kuyaal kayiri hadalo laga argagaxay sida, waa in Hawiye Laga Baneeyo Gaalkacyo iyo labo maamul mawada joogayso,
Talaabooyinka laqaaday waxa kamid ah iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay labada jiho ee  Bardayaasha iyo jihada Buurcad iyo Buurmadow ay majeerteenku kabilaabeen dhismayaal iyo dhul gadis taasi oo ay kubalaarsanayaan carrada oo ay doonayaan in ay hareereeyaan xaafada Hawiyaha.

Puntland Qorshayaasheeda waxaa kamid ah in ay lacag xoog leh kubixiso  Dilka Shaqsiyaad iyagu indho u ah ama hormarka Deegaanka kaqaybqaadanaya.

Shaqsiyaad iyagu kusugan Waqooyiga Gaalkacyo oo Aan Doonayn Nabada Gobolka Ayaa Bulshada kuqalqaalinaya Colaad waxayna saraakiilsha Garoonka Gaalkacyo kula balameen in Galmudug Garoonka lagu canaado taasi oo keeni karto caqabad amaan laakiin iyagu wax dan ah kama lahan Nolasha Iyo Barwaaqada ay kunoolyihiin Bulshadu.

Shaqsiyaadkaasi manaxayaasha ah ayaa haatan waxaa uu hadafkoodu u muuqdaa mid hirgalay maadaama ay fikirkoodii intiisii badnayd uu meel maray bulshada deegaankanu isqabsatay.

Ragaani diin laawayaasha ah ayaa larumaysanyahay in ay dibadaha kuyimaadeen iyagoo   raba dhiig kudaata Gaalkacyo.

Sikastaba ha ahaatee Aniga oo ah Qoraha Maqaalkaan kuna dhashay Magaalada Gaalkacyo waxaan leeyahay dadkii iskalahaa dad aan ahayn ayaa qasaya magaalada ee Reer Gaalkacyoow dibad iyo dalka meeshaad jogtaan halaga digtoonaado Maah maah ayaa Oranaysa GEEL JIRE GEELA WAA WADA JIRTAA KALANA JIRTAA ee Dadkii Gaalkacyo lahayoow yaan laydin qaldin.

Posted on April 25, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: