Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ka digay Dastuurka Cusub iyo isaga oo baaq u diray Dowladda soomaaliya

27.04.2012 – Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahaanada soomaaliya oo iminka ku sugan magalada Muqdisho ayaa sheegay in Dastuurka Cusub uu nusqaan yahay islamarkana dhibaato badan u keeni doona umadda SoomaaliyePorof Samatar waxa uu kadigay in Dastuurkaasi lagu dhaqan galiyo dalka soomaaliya, waxa uuna tilmaamay in dastuurkaasi lagu doonaayo in lagu bur-buriyo dalka soomaaliya, Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo hadalkiisa intaa kusii daray ayuu waxa uu sheegay in dastuurka ay ku jiraa qodobo si gaar ah lagu doonaayo in lagu kala geeyo bulshada soomaaliyeed taasoo uu ku sheegay in ay salka ku hayso kor dhinta Cunsuriyada loogu magacdaray 4.5 oo uu ku sheegay in ay sabab u tahay xasuuqa iminka ka taagam dalka soomaaliya.

Ugu danbeyntii Axmed Ismaaciil Samatar ayaa tibaaxay in Dastuurkaasi uu sababi doono sii kor dhinta maamul goboleedyada oo iyagu kasoo horjeeda awaamirka xukuumada soomaaliya , islamar ahaantana xukuumada Sheikh Shariif ay dhaliisha dastuurkaasi iyo dhibaatooyinka ka dhasha ay dhabarka u dhigan doonto

Posted on April 27, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: