Danjire Nuur Cadde oo Ku Dhaawacmay Shil Gaari Brugsaless.

image

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga ahna Wakiilka Soomaaliya ee Midowga Yurub Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde ayaa Habeenkii Xalay ahaa Gaari uu Saarna Gari kale ku dhacay.

Gaariga uu Safiirku saarna ayaa sida ay wararku nagu soo gaarayaan waxaa uu ku dhacy Gaari kale xilli uu ku sii jeeday Shir Wakiilada Midowga Afrika ay kaga qayb galayeen Shirka Midowga Yurub ee ka dhacyay Magaalada Baragsalis.

Nuur Cadde ayaa la sheegay in shilkaasi uu ka soo gaaray dhaawac Fudud isla markaana uu ka Jabay Kalxanta.

Ambashadoor Nuur Cadde ayaa dhaawiciisii la dhigay Isbitaal kuyaala Magaalada Baragsalis iyadoo dhaqaatiirta caafimaadkiisa ku hawlana ay soo sheegayaan in Caafimaadkiisu aanu dareen.

Nuur Cadde ayaa Safiir u ah Xukuumadda ku meel gaarka Soomaaliya isagoo adhigiisuna uu yahay Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga isagoo markaasna Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurubna ah.

Si kastaba Safiirka ayaan iminka Xaaladdiisa laga deeyrineen in kastoo uu dhaawan yahay Isbitaalkana uu yaalo.

Posted on June 7, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: