Shirkii Kenya madaxda Soomaalida uga socday oo leyku soo dhawaday

Shirkii Saxiiyasha 6 ahaa ee uga socday dalka Kenya caasimadiisa ayaa u muuqda in xoogaa laga gaaray hor mar kadib markii leysla qaatay in la qaato dastuurkii ay soo diyaariyeen qubarada iyo Soomaalida halka la laalay kii ay wateen Punland

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in maalinta Bari la soo afmeeri rabo shirka iyadoo si wada jir ahna u soo saari doono qodobada lagu heshiiyey

Xalay iyo maanta dhan ayaa loo kala dabqadaayey masuuliyiinta lixda ah ee gacanta loo galiyey masiirka umada Soomalaiyeed kuwaa oo isku diidan qodobo aan Soomalida dan ugu jirin lakiin iyagu dan kuwataa.


 Xaalada shirka oo mar gaaray in lagu kala tago ayaa hada u muuqda mid isku soo dhawansho ka muuqata waxaase la ogeen sida u fulin doonaan madaama markay dib u labtaan mar waliba la soo baxo waji kale oo keeno in howshii Soomalida dib u dhacdo iyadooan wax kaliya dowlada u hartay ay tahay oo kaliya wax ka yar 2 bil

Si kastaba ha ahatee waxaa beesha caalamka ka goan in ay Soomaliya madaxdeeda mar kale dib ugu soo noqon laba shariif iyo Gaas kuwaa oo la tuhunsan yahay in ay lunsadeen lacag badan oo fara badan oo garaayo 135 Malayn oo Doolar kuwaa oo gurya waaween uga gateen dalka dibadiisa

Posted on June 21, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: