Xuska 26ka Juun Maalinta Xorriyada Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya daawo video

Hambalyo 26 JUNE 1960 HAMBALYO  SOOMALIAYEEY

Waxaa laga soo wareegay 52 sanadood maalintii calan soomaaliyeed si xor ah looga taagay gobolada waqooyi oo uu gumaystihii ingiriis xukamayey,  26ka bishii June 1960 waxay ahayd maalin ku weyn shacabweynihii soomaaliyeed ee xaq u dirirka, iskana tuuray heeryadii gumaystaha, waana maalin ku weyn maanka iyo maskaxda ummadda soomaaliyeed, hadaba waxaad nala daawataan oo aad nagula ciiddaan barnaamijkan aan idiin ka diyaarinay

Posted on June 26, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: