Mudane Farmaajo oo qayilaayo oo la soo dhax dhigay barta Facebooga (Daawo sawir isagoo qayilaayo*

Ninka sida weyn loogu badinaayey in uu noqda madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudana Farmaajo ayaa caawa waxaa la soo dhex dhigay sawir isagoo dhar heysan oo qaad qeybinaayo iyadoona sawirkaan ku soo aaday xili ay doorashada madaxweyna nimada ka dhimantahayw ax ka yar 5 casho.

Sawirkaan ayaa muu jinaayo shaqsi qayilaayo oo doonaayo in uu isku diyaariyo qayilaad taana waxay meesha ka sareysaa in aan xiligaan masuul loo dooran karin masuul sidaa loo muujiyey isagoo qayilaayo waxaana la dhihi karaa waa sawirkii ugu xumaa ee soo maro qof doonaayo in uu qabto xilka madaxweyna nimada Soomaaliya.

Maal mahaan ayaa waxaa so baxaayo sawira iska soo daba dhacaayo oo muujinaayo masuul xumada ay muu jinayaan musharaxiinta doonaayo in ay qabtaan xilka madaxweynah nimada Soomaaliya waxaana la dhihi karaa waa mid keeni karto in uu iska casil xilka uu doonaayo in uu u qabto bulsho labaatan sano waalneed oo la doonaayey nin miir qabo in uu u taliyo.

———————-

I do not like to write – I like to have written.

Posted on August 15, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: