Boqortooyada Ajuuraan iyo sida ay u maamuli jirtay Soomaaliya oo uu qiray aqoon yahan Reer Somaliland ah

imageDr Cabdi Goot, oo ka mid ah aqoon yahanada reer Somaliland oo inta badan qaadaa dhiga isir-raaca Afka iyo Taariikhda Soomaalida, ayaa waxa uu ku soo bandhigay TV Somali-channel barnaamij uu kaga hadlayo waxqabadkii Boqortooyadii Ajuuraan oo qarniyaalo xukumi jirtay Geeska Afrika iyo dhul weynaha Soomaalida.  Dr Abdi Goot ayaa si kooban u sheegayaa boqrtooyada Ajuuraan meelaha ay xukumi jirtay, lacagahey isticmaali jirtay, xiriirka ay la laheed dunida inteeda kale, iyo waliba sida ay waagaas u hormarisay dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, aqoonyahanka ayaa sheegayaa in Boqortooyada Ajuuraan ay tahay beel ka mid ah Hawiyaha inakstoo markii dambe xukunkeeda ay jabiyeen ciidamo shisheeye gaar ahaan Boqortaqiiska. Boqortooyada Ajuuraan, ayaa xukunkeeda ka suulay inta badan dhulka Soomaaliya, boqorkii ugu dambeeyay beelaha Ajuuraan waxaa la oronjiray boqor Olol-diinle oo xarun u ahayd magaalada Qalaafe, hada deegaan ahaan waxay xoogooda deganyihiin gobalada Jubada dhexe, Gedo, Bay, shabeelada hoose iyo waliba dhulka waqooyi bari ee Kenya oo waxay kuraas baarlamaan ku leeyihiin wadamada Kenya iyo Etheopia.

(Daawasho wacan)

Posted on September 4, 2012, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: