Monthly Archives: January 2013

Dowlada Federaalka oo sii lumineysa mid ka mid Astaamaheedii Qaranka

Somali President nominates a new Central Bank Governor

Somali President nominates a new Central Bank Governor

Management and administration

Board of Directors

  1. Dr. Abdisalam Omer  – Governor
  2. Adan Mohamed Nur – Director General
  3. Prof. Yahye Sh. Amir – Member
  4. Prof. Abdullahi A. Hussein – Member
  5. Mohamud Jirdeh Hussein – Member
  6. Ali Aden Hussein – Member
  7. Abdirashid Shire Hussein – Member

Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay oo Halis gelin kara Jiritaankeennii , iyadoo taasi ay jirto ayaa Dal marka uu ka mid noqonayo Qaramada Midoobey waxaa uu Diwaangeliyaa Dhowr Arimood mid waa Astaanta Calanka oo uu Dalkaasi leeyahay gaar ahaan Midabkiisa si uusan u qaadan Dal kale oo Xoriyad qaadanayo, sidoo kale waxay Diwaangelisaa,Tirada Dadka ku nool Wadankaasi (Population),waxaa kale oo Qaramada Midoobeey ay Diwaangelisaa Xuduudaha uu Wadankaasi la leeyahay Wadamada Deriska la ah ha noqoto dhinaca Dhulka iyo Badda, waxaa kale oo iyana ay Qaramada Midoobey ay Diwaangelisaa Nooca lacagta uu isticmaalyo Wadankaasi, waxayna Dhamaan Astaamahaasi ay noqonayaan kuwa lagu garto Qaran qaatey Xornimo.

Read the rest of this entry

Advertisements