JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH

JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH

JAADKU WAA JILAAFO QARAN IYO JEENANIN CADOW JAAR AH

Tuesday, May 27, 2014 // Moment Media Ethics -Musiibooyinka aan laga soo waaqsan ee la Degay dadka soomaaliyeed waxaa ugu weyn qaadka ,isagoo burburiyay aa aasyada ugu muhiimsan ee bulshada ka dibna u talaabay musiibo qaran oo wada gaartay dalka oo dhan,iyadoo ay uga baxdo bulshada soomaaliyeed Lacagta ugu badan ee banaanka ka aada gaar ahaan Kenya oo aan jaar nahay,balse nagu ah cadow aan anagu cayilinay, iyadoo xiliyadii ugu danbeeyay ay Kenya Soomaalida tustay nuuc kasta oo cadaawo ah, sida iyagoo xoog kusoo galay dalkeena iyagoo marmarsiyo uga dhiganaya in ay Xarakada alshabaab qalqal ka geysteen gudaha Dalkeeda, iyagoo markii ay soo galeen Dalkeena Soomaaliya ee dagaalada sokeeyee naafeeyen gaar ahaan gobolada Koofureed ee Jubbooyinka ka geystay xasuuqyo iyo gumaadyo dabar goyn ah oo laga dheehan karo Cadaawad gaamurtay oo ay kenyanku u hayaan isirka Soomaaliyeed meel kasta ha joogeen,

Read More: Halkaan ka akhri……..

Posted on June 30, 2014, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: