1° Luulyo Gobonimo

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ► Daawo Video

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ► Daawo Video

1-da Luuliyo 2014 – Moment Media Ethics – Online Inkastoo Shacabka Soomaaliyeed ay u dabaal dagayeen fantisiyaha iyo Qiimaha ay leedahay Maalinka 1-da Luuliyo oo ku beegan markii Gobollada Koonfureed ee Dalka ay ka xoroobeen Gumeysigii Talyaaniga ayna mataanoobeen Gobaladii Koonfurta iyo Waqooyga, hadana waxaa jira Nux nux iyo hadal hoose oo Muujinaya niyad jab Shacab.
Marka aan tixraac ku Sameynayo Taariikhda Soomaaliya, waxaa jiray dano iyo ujeedooyin cad iyo kuwa Qarsoon oo uu Gumeysiga Diirka cad ka lahaa Dhulka Soomaaliya, waxuuna arintaasi taaba galkeeda uu u galay dadaal dheer.
Taarikhyanada waxa ay sheegeen in Bilowgii xiriirinta juquraafiyada Aduunka iyo sahankii sahmiyayaasha reer Yurub ay ku yimaadeen dhul ka tirsan Qaarada Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay in ay qeyb weyn ka ahaayeen furihii Gumeysiga.
Waxaa lagu koobaa Inta badan Seddex qodob oo waaweyn sababta reer Yurub ay ugu soo gurbaan tunteen Qaarada Afrika ayna u go’aansadeen Qabsashadeeda iyo Gumeysigeeda.

1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ► Daawo Video

Posted on July 2, 2014, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: