SHEEKO CUSUB: Barashada Qabiilka iyo qabyaaladda oo fasalkii ugu horreeyey laga furay Hargeysa. ( Halkan ka daawo casharkii ugu horreeyey )

image

SHEEKO CUSUB: Barashada Qabiilka iyo qabyaaladda oo fasalkii ugu horreeyey laga furay Hargeysa. ( Halkan ka daawo casharkii ugu horreeyey )

Antitribalism – Hargeysa.Qabyaaladdu maaha dhaqan lagu xanto reer Hargeysa, waase nidaamka ay ku nool yihiin. Laakiin marka dadka kale ku sheegaan way is diidsiin jireen, illaa maanta lagu qabtay iyaga oo ay odayada dhaqanku cashar rasmi ah oo qabyaaladda ah siinaya dhallin da’yar, oo aan la rabo in ay hadhaw macallimiin ka noqdaan dugsiyada qabyaaladda.

Runtii waa arrin aan hore loo arag in barashada qabiilka iyo qabyaaladda maddarasad loo sameeyo. Si aanu dhaqanka qabyaaladdu u dun gu’in. Oday dhaqameedyadii iyo dadkii shuuqsan jirayna waxa ay ka geyn weydey in ay caddaystaan. Waxana ay ku guulaysteen in class qabyaaladda lagu baranayo loo furo da’yarta. Sababta dugsigan loo furay, ujeeddadiisa iyo waxa ka dambeeya masharca noocani ahna waxa aan ka sugi doonnaa dadka furtay, ee macallimiinta ka ah.

Waa goorma goorta aan qabyaalad maqlaynaa, ee weliba da’yar xaddaaradda aan arkayno ku nool la barayaa. Waa dib u dhac iyo hoog, waxanan u aragnaa in cawaaqib xun iyo kala fogaansho uun dadka la barayo. Sheekooyinka khurraafaadka ah ee aan meel ay ku qoran yihiin iyo milgo ay leeyihiin aan la garanayn, waxa laga qaadayaa maskax guur iyo qalbi dillaac


Qaran Iyo Qabyaalad ma is Qaadi karaan?

Posted on August 5, 2014, in Anti-Tribalism. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: