Qeyraadka soomaaliya waxaa kamid ah kaluunka “fish”. “Xisbiga Xuriyadda“

 

040887EA-3B3C-4190-9BC2-77AACD5B6223Qeyraadka soomaaliya waxaa kamid ah kaluunka “fish”.
December 3, 2019 / Admin
MAJOR SOURCE OF SOMALIA
Hordhaca book Qeyraadka soomaaliya waxaa kamid ah kaluunka “fish”.

 The Great Sardini  ( XISBIGA  XURIYADDA)

Kaluunka waa nicmooyinka illahey ugu deeqay Somalia waa mid kamid ah ilaha Somalia ee ku tirsaneyd sanadihii 1964-1990. Waxii ka dambeyay burburkii somaliyana waxaa ku tirsanaa dan yar oo u shaqa tagi jiray kana so saari jiray kaluunta iyo noolaha kale eek u dhaqan bada. Sidoo kale waxaa ka faaideysan jiray dadka ku dhaqan xeebaha soomaliya iyo caasimada kulala xeebta.

Siyaad bare oo aha muwadin dareensanaa in dalkaan uu ku filanyahay Somalia iyo gobolka oo idil ayaa qudbadihiisa waxaa laga dhehan karaa in umada uu ku baraarujin jiray in bada la galo lagana faaideyso qeyraaadka uu ilahey ku maneestay dalka.(1991)

Burburkii ku yimid dowladii dhaxe e soomaaliya waxey sababtay in cadow walba u uso haqal taago dalka waxaana dhashay dulaan xaalufin ah oo lagula kacay xebaha dhaca dalkeena. Waxaana loo diiday kalumeysatadii marida iyo shabakadaha ee ku ugaarsanayaan kaluunka.

Wixii mudadaas ka dambeyay Somalia waxaa ka dilacay wax logu yaray somali pirates. So ifbixitaanka burcad badeeda waxaa abuuray xogaga donayay iney bobaan qeraadka dalka kadib markey kaceen qola iska difaaceysay kuwa xaalufinaa dalka, wixii mudadaas ka dambeyay waxaa la abuuray crises ka ah pirates oo la unkay 2005.

Dagaalka nucaas ah waxaa ka horeyay qashin daadin laguso gurayay xebaha dalka uu leyahay midi ugu xumeysdna waxey dhacday isla sanadii 2005 oo xebaha e kuso cariyeen haaman qashin ah, waxaaana ka dilacay Mogadishu cuduro cusub oo aan la garaneen.

Somaali waxey ledahay xeeb dhirirkeedu dhan yahay 3,025 kilometers. Sido kale waxey ledahay dhul ku wanaagsan berashada dalaga. Xoolaha ayaan ka marneen intuba waxaa lagula jiraa dagaal qarsoon iyo mid muuqda.

Wixii ka dambeyay 2007 waxaa si yaranayay abuurashadda dalaga, kadib markii hey’adda dibada ka yimid ee bixiyeen raashinka ka baxa dalka kuna bixiyeen qiima la’aan ayagoo afka ka oranaya gargaaar lkn xaqiiqdu waxbaa ku maldahnaa.

Muwaadin walbo soomaali ahna ma mooga ujedoyinka ka dambeya dagaalada qarsoon iyo kuwa muuqda, ujeedkuse waa hal o waa in dalka nagala faramarojiya. Midaasna waxaa nogu wacan dowlad la’aanta oo usara galisay cadow walbaa inuu naga ugaarsado halbolaha.

Waxaa muqata in halkii sayidka cabirayay aan manta joogna

Marka hore dabkuu idinka dhigi dumar sidiisiiye,
Marka xigana dabaqadda yuu idin dareensiine,
Marka xiga dalkuu idinku oran duunyo dhaafsada e’,
Marka xiga dushuu idinka rari sida dameeraade,
Mar haddaan dushii Adari iyo Iimey dacal dhaafay,
Maxaad igaga digataan berruu siin la soo degiye.. –Xisbiga Xuriyadda

 The Great Sardini

Posted on December 13, 2019, in Anti-Tribalism - XOGSANMEDIA. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a comment